Get Adobe Flash player
                              HALKAN KU XAYSIISYO GANACSIGAAGA                                     HALKAN KU XAYSIISYO GANACSIGAAGA

NEWS HEADLINE

MAQAALO/ARTICLES

HAMBALYO : GUDDOOMIYAHA CUSUB EE DOORASHOOYINKA. Anigoo ku hadlaya magaca dadweynaha ku dhaqan xaafada goljanno  ee magaalada hargeisa waxaanu hambalyo iyo bogaadin u diraynaa guddoomiyaha cusub...
23/04/2014, 14:271
Ciise Xamari Karaamo Xumada ka raacday Doorashadii Golaha Deegaanku waa boog madaw oo kugu taal hadaad joogtana wax lamaad joogin hadaad tagtana wax lamaad tegin!,  oday la odhan jiray ismaacil...
23/04/2014, 14:2119
Qaybintii Saamiga Ergadda Xisbiga Kulmiye ee Beesha Gobolka Saaxil. Xisbiga ayaa ergooyinkii Shirweynaha waxa uu u qaybiyaya nadaam beeleedd Islamrkaana waxa uu u qoondeeyay beeshs gobolka saaxil ee...
22/04/2014, 16:0715
Wasiirka Arimaha Dibada Mohamed Bixi Musuquu Ka Geystey Ivory Coast Iyo Sudan Maan yaabin markaan ogaadey wasiirka arimaha dibada Mohamed Bixi in uu ka shaqeynayo sidii uu dekeda Berbera u dhaxal...
22/04/2014, 15:214
Waa kuwama kooxdan 5ah ee kusoo biiray xisbiga kulmiye .Qalinkii Ahmed-lababaale > > asc wrw > sidaynu la wada socono waxa dhawaan xaflad soo dhawayna xiisbiga kulmiye kusoo dhaweeyay koox yar...
21/04/2014, 13:5519
MADAXWEYNE SIILAANYO WAXA UU MARAYAA HALKII XAYLE SALAASE. Boqorkii xabashida Ras Makonen oo lagu caleema saarey magaca xayle salaasa oo macnahiisu yahay hadhkii ilaahay, waxa uu ku dhashey degmada...
21/04/2014, 13:4820
QAYBTII 3AAD: DIBLAMAASIYADA IYO DUNIDA BAABINTA MASHRUUCA DIPLAMAASIYADA Qalinkii: Khaalid Cabdilaahi Ducaale Waxaa halkii ka sii wadaynaa akhriste qormooyinkii inoo socday, todobaadadii ugu...
21/04/2014, 13:275
FAALIYE ISU FAALIN GARAN WAAYEY. Waxa jirey nin faaliye ah oo dadka u faalin jirey , ugana warama waxa ay la kulmi doonaan mustaqbalka iyo aayahooda danbe ,lacag badana wuu kaga qaadi jirey beenta uu u...
21/04/2014, 13:2227
kayse guray, mingiste, ibraahim talaabo, c/fataax,maxamed ibraahim qabo, saleebaan bukhaari waa maxay dhufsane yareha ay wadaagaan kooxdani?! somalidu waxay tidhaah daa nin soori kaa qaaday waa nin...
21/04/2014, 13:1624
Damaca Xasan Gaafaadhi Dareenka Ismaaciil Yare Iyo Heshiiskii Dembebeska Ahaa ee Kulmiye. Muddo imika laga joogo wax kayara lixdan maalmood ayay ahayd markii uu xisbiga kulmiye U-dabaal degay ama uu...
20/04/2014, 13:096
Isbarbardhigga Somtel iyo Nationlink By Cabdi Cali Taajir, Gabiley Waxaan Halkan ka salaamaya Shaqalaaha iyo maamulka Shabakadan wararka ee markasta ku hawlan haqabtirka bulshada Somaliland. Ganacsiga...
20/04/2014, 13:0346
BI WAAYE BURCO XAAL SII ANAKUNA  GROUP SHARAABDOON AYAANU XAAL KAA SIINAYNAA. Tariikhdu haday wax hagto adigay  ku hagi lahaydee waligaa tariikhda been haka sheegin HADAAD DOONAYSO INAAD...
19/04/2014, 14:0829
GUULDARRO WADAYAASHA KULMIYE WAXAY KU TAAMAYAAN INEY SAXAAFADA TIRTIRAAN‏. Maanta dawladii somaliland waxay yeelatey gollihii wakiilada, guurtidii,maxkamdihi iyo shirkadihii isgaadhsiinta.waxa keliya...
19/04/2014, 14:0130
Waxbaynu Tabaynaa Bulshooy! Maxaa inaga Dhiman? TABAYNAA BULSHOOY! Maxaa inaga dhiman?……Maxaa dadkeena dib udhacan ku riday?…….Maxaa rayigeeni gaabiyay?……Maxaa hankeeni yareeyay?…..maxaa hiil inoo...
18/04/2014, 13:559
ARAGTIDII HOGGAAMIYE CIGAAL EE QALALAASAHA SOOMAALIYA IYO MOWDUUCYO KALE OO XIISO LEH, QALINKA: BOOBE YUUSUF DUCAALE- QORMADA: 2AAD Aan u soo noqdo shirkii 2aad ee Maarj 1993kii iyo Addis-Ababa. Saddex...
18/04/2014, 13:5117
Dharaaro Xusuustood: Prof. Maxamed Siciid Gees Qaybtii 27 aad. Waxyi iguma soo dego Haddana wax ima seegaane. Waqtigii ay socotay fadeexaddii gabadhii tababarka ku qaadanaysay Aqalka Cad ee...
17/04/2014, 14:0814
GEEDKA SOOMALIDU CID MA LEEYAHAY. mid ka mida ruwaayadii uu lahaa abwaan farxaan ee magaceeda la odhan jirey Wadaamo jacayl ayaa waxa ku jirtey hees qaaliya oo markii dambe ay qaadi jirtey fanaanada...
17/04/2014, 14:018
Maxay Daarantahay Duminta Kaabadii Uu Kuyaalay Sawirkii M/weyne Cigaal Ee Magaaladda Berbera. Waxa Si Rasmiya Loo Dumiyay Amaba Loo Baabiiyay Kaabadii Taarikhaga Ahayd ee Uu Kuyaalay Sawirkii M/wenihii...
16/04/2014, 14:0319
MAAHA WAR CIIDANKII SOMALILAND DHULKIISII AYUU QABSADEY. Wakhti yar ka dib markii uu dhamaadey dagaalkii labaad ee dunidu. waxad moodesysey in bulshooyinka adduunyada ku dhaqan caqligoodii suulsanaa uu...
16/04/2014, 13:5731
Golaha Degaanka Hargeysa Waxaa Loo Doortay Nadaafada Iyo Qurxinta Caasimada Laakiin Way Ku Fashilmeen Halkan Ka Akhriso Sababta GOLAHA DEEGAANKA EE MAGAALADA HARGEISA WAXA LOO DOORTAY INAY MAGAALADA WAX...
16/04/2014, 10:1311
SHAQSIYAADKA RAGAADIYEY HURUUMARKA GOBOLKA SANAAG QALINKII WADA ARIN Hadaba waxan usoo jeedin lahaa taliyaha ciidanka iyo sarkiisha ka hoosayasba in loo fiirsdo shasiyaadka aan la hayn Laga bilaabo...
16/04/2014, 09:0833
Fadeexadda Dul Hoganeysa Wasiirka Macdanta : (Kii Dhuumanaayee, Dhabarku muuqdaw) : By Abdi Geireh Fadeexadda Dul Hoganeysa Wasiirka Macdanta: ( Kii Dhuumanaayee, Dhabarku muuqdaw…………..) By Abdi...
16/04/2014, 08:0327
Bulsho Ka Ooman Akhriska! W/Q:Maxamed Sadiiq Dhamme Soomaalidu waxay ka mid tahay bulshooyinka ugu akhriska yar dunida, maaha bulsho u carbisan oo ku baraarugsan ahmiyada iyo faa’idada akhrisku leeyahay....
16/04/2014, 07:4212
Ardayda Jaamacadu Maxay Diidaysaa Wasiir Zamzamey? hadii aanu nahay ardayda jamcada hargaysa wasiir waxaanu diidnay waa lacag aanu u aragno xaq daro iyo dulmi waayo hadii ay jamacaddu ku jirto hoos u...
15/04/2014, 22:4128
INA SANWEYNE MA YAHAY HOGAAMIYE FIICAN MISE MARKEY QADHAADHATO AYUU SIDIISII BAXSAN. Ina Sanweyne ma yahay hogaamiye fiican nin ka mid raggii madaxweynihii hore soomaliya ugu dhowdhowaa oo markii...
15/04/2014, 15:1110
In Dawlad Iyo Shicib Is-Naceen Maxaa Lagu Gartaa?Qalinki Cabdi casiis bashiir nuur Xukuumadda uu hoggaamiyo axmed maxamed siilaanyo, ayaa ahayd mid si xor ah ay usoo doorteen shacabka somaliland,oo ay...
15/04/2014, 08:1632
Waxyaabaha Soomaalidu ku Qiimayso Af-miishaarnimada. W/Q: Cali Cabdi Coomay Af-miishaarnimadu meel kasta way gashaa, laakiin waa hadba siduu qofku u adeegsado. Waxaad bulshada ku dhex arkaysaa qaybo...
15/04/2014, 08:0810
INTAYNU GURI IYO DAAR DHISAYNO AYNU BULSHO CAAFIMAAD QABTA DHISNO.BY ABDIRASHID OSMAN. sidaan hore u soo sheegay dhaqanku waa mid mujtamaca u asala oo soo jireena iyo mid uu ka kasbado mujtamacaadka...
15/04/2014, 07:2215
Saddexda cadow waxa ay kala ahaayeen’"Sabool-nimo,Jahli,Qabyaalad"Sida maanta inoo muuqata labo waa la cidhib tiray. Umadda Af-Somaliga ku hadashaa sooyaal ahaan waxay soo martay dharaaro ay maalin ...
15/04/2014, 07:0117
Astaan Dawladeed Ma ka Muuqataa Xaafadaha Biyaha iyo Laydh la’aantu ka jirto. Q6AAD .   “Maqaal(Article) kasta oo aan qoraa wax uu ka turjumayaa xaalada dhabta ah ee uu ka hadlaayo, mana aha mid...
14/04/2014, 20:3432
Wasiiro Ka Socda Dawladda Somaliland Oo Kulan La Yeeshay  Wasiirka Arrimaha Federaalka Ethiopia+Wixii Ay Ka Wadda Hadleen. Hargeysa (Heego-News)- Wasiirka Arrimaha Federaalka Ethiopia Dr. Shiferaw...
23/04/2014, 19:3138
Saddex Qof  Oo Maanta Lagu Dilay Magaalada Muqdisho. Muqdisho(Heego-News)-Wararka laga helaayo Magaalada Muqdisho, ayaa waxay sheegayaan saddax ruux in siyaabooyin kala duwan loogu dilay Caasimada,...
23/04/2014, 19:0115
Guddida Diiwaan Galinta Codbixiyayaasha Iyo Aqoonsiga Muwaadinka Oo Shaaciyey  Xiliga Uu Bilaabmayo Wajiga Labaad Ee Diiwaan Galintu. Hargaysa(Heego-News )Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arrimaha...
23/04/2014, 14:1261
Taliyaha Ciidanka Booliiska Somaliland Oo Ka Warbixiyey Shilalkii Sanadkii Tagay Dalka Ka Dhacay Iyo Khasaarihii Ay Sababeen. Hargaysa(Heego-News)Taliyadoo Lagu Jiro Ololaha Toddobaadka Ee Qaramada...
23/04/2014, 14:0129
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Finland. Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ayaa Xalay 23.4.14 ka soo degay Garoonka Caalamiga ee Finland ee...
23/04/2014, 13:5428
“ MADAXWEYNE SIILAANYO WAA NIN FURFURAN OO ANSHAX WANAAGSAN, LAAKIIN WUXUU II SHEEGAY IN AANAN MAR DAMBE SOO NOQONIN.” NICHOLAS KAY Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Mr....
23/04/2014, 12:458
Madaxweyne Siilaanyo Oo Qasriga Madaxtooyadda Kulan Kula Qaatay Garaad Jaamac Garaac Ismaaciil. Hargaysa(Heego-News)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) ayaa maanta...
22/04/2014, 19:0025
Madaxweynaha Dalka Burundi Oo Booqasho  Kedis ah Muqdisho ku Tagay.  Muqdisho(Heego-News)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta soo dhoweeyey...
22/04/2014, 14:2946
Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga ka Jaray Dhisme Cusub Oo Loo Dhisay Wasaarada Deegaanka. Hargeysa (Heego-News)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta Xadhiga...
22/04/2014, 14:1739
Xisbiga Waddani Ayaa Maanta Cod Dheer Ku Beeniyay Hadal ay Warbaahintu Qortay, Xukuumaddana ku Eedeeyeen  inay Dabada Ka Riixaysay. Hargaysa(Heego-News)-Masuulyinta Sare Ee Xisbiga Waddani ayaa...
22/04/2014, 13:4563
Mudaharaad Ka Dhacay Oodweyne+Ujeedadiisa. Oodweyne(Heego-News)-Magaalada Oodwayne Ee Xarunta Gobolka Daadmadheedh Ayaa Saaka Waxaa Dhacay Mudaharaad Rabshado Wata Isla Markaana Dadwaynuhu Ay Magaalada...
22/04/2014, 13:1566
  Berbera: Taliye Ku Xiggeenka Ciidanka Baadhista Dambiyada Ee Gobolka Saaxil Oo Muddo Toddobaad Ah Ku Xidhan.   Berbera(Heego-News)-Taliye Ku-Xigeenka Ciidanka Baadhista Danbiyada Gobolka...
22/04/2014, 13:0643
Gudoomiyihii Komishanka Doorashooyinka Oo Iscasilay Iyo Af-hayeenkoodii Oo Buuxiyey Jagada Gudoomiyaha. Hargeysa(Heego-News) guddoimiyihii komishanka doorashooyinka somaliland ciise Xamari ayaa iscasilay...
22/04/2014, 12:4469
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Safar UJeedadiisa  Aan La Shaacin Ugu Baxay Dalka Ethiopia. Hargeysa(Heego-News)-Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade, ayaa...
21/04/2014, 19:2431
Xogo Dheeriya Oo Muujiya Qorshihii Xabsiga Hargaysa +Askar Boolis Ah Oo U Xidhan Hubka Maxaabiistu Ku Dagaalantay +Tirada Argagixisada Ku Xidhan Xabsiga Hargeysa. xoggo kala duwan ayaa sheegay in...
21/04/2014, 18:3858
Guddoomiyaha Ururka Qareenada Gobolka Sanaag oo Xabsiga loo Taxaabay. Ceerigaabo(Heego-News) Guddoomiyaha Ururka Qareennada Somaliland (SOLLA) Ee Gobolka Sanaag Cali Siciid Jaamac ayay shalay...
21/04/2014, 16:24306
Koox Hubeysan Oo MaantaToogasho Ku Dishay Suldaankii Beesha Shiikhaal (Suldaan Caamir Cabdi Dhuux) Kismaanyo(Heego-News)-Wararka laga helaayo Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, ayaa waxay...
21/04/2014, 14:0529
GO’AAMO AAN CADHO GELINAYA SHIRWEYNAHA KULMIYE OO ISKA-DABA IMANAYA+ERGOOYIN HOR LEH OO QAADACAY SAAMIGII XISBIGU U QOONDEEYEY. GUDAHA KA AKHRI: Go’aan Qaadacaad ah (Beesha Deerayahan ee Jibriil Abokor...
21/04/2014, 13:0132
“WAAN MAQLAY IN MADAXTOOYADA LANAGA JOOJIYEY, INKASTOO SADDEXDII SANADOOD EE U DAMBEEYAY AANAN MEESHAA GIDAARKEEDA EEGIN…” XILDHIBAAN BASHIIR TUKAAL Hargeysa(Heego-News) Xildhibaan Bashiir Xuseen...
21/04/2014, 12:5731
“Hargeysa Ayuu Imanayaa-baan Maqlay, Laakiin Annaga Waxay Naga Ahayd Inay Taleex Ka Baxaan” Dr. Cali Khaliif Galaydh Taleex(Heego-News) Dr. Cali Khaliif Galaydh, oo maalmihii u dambeeyay la warinayey...
21/04/2014, 12:5236
“Wasiirul-Daakhigu Waa Kii Aan Khaatiga Ka Joognay, Kolkaynu Xagaa Joognay Ee Aan Jabhada Ahayn”  Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Hargeysa(Heego-News)-Maxamed Xaashi Cilmi oo shalay ka hadlay shir ay...
21/04/2014, 12:4732
Khasaaraha Dhimashada Iyo Dhaawaca Ee Ka Dhashay Dhacdadii Jeelka Weyn Ee Hargaysa. Hargeysa(Heego-News)-Hal Askari oo ka tirsan ciidanka Aluubta,ayaa geeriyooday mid kalena wuu ku dhaawacmay ka dib...
20/04/2014, 18:2936
Maxaabiistii  Falalka Argagixisada ah U  Xidhnaa Oo  Jeelka Hargeysa Jabisay+ Dagaal Culus Oo Dhex Maray. Hargeysa(Heego-News) Maxaabiistii Argagixisada u xidhnayd ee Jeelka Hargeysa oo...
20/04/2014, 12:43145
Danjire Nicoles Kay Oo Sheegay Inay Qaramadda Midoobey Dib u Qiimeynayso Joogitaankeeda Muqdisho Oo Uu Amnigeedu Sii Xumaanayo. Hargeysa(Heego-News)-Danjire Nicholas Kay ayaa cadeeyay inay Qaramada...
20/04/2014, 11:5141
Maxaabiista Ku Jirta Saldhigyada Bileyska Hargaysa Oo Xaaladooda Caafimaad Laga Dayriyey. Hargeysa(Heego-News)-Maxaabiista ku jirta Saldhigyada ku yaala magaalada Hargeysa ayaa laga dayrinayaa...
20/04/2014, 11:4519
Dil ka Dhacay Degmadda Oog+Gacan Ku Dhiiglihii Oo La Qabtay. Oog(Heego-News)Nin magaciisa lagu sheegay Faarax Cismaan oo u shaqeyn jiray shirkada Laydh-tiriiga ee Beder ayaa lagu dilay magaalada Oog...
20/04/2014, 11:4111
Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Madaxtooyadda JSL Oo Lagu Sheegay Kulan Madaxweyne Siilaanyo La Qaatay Xubno Ka Soo Digarogtay Xisbiga UCID. Hargeysa (Heego-News)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane...
19/04/2014, 22:1240
Warsaxaafadeed: Beesha Maxamed Isaaq(Cabaas) Oo Saluugay Saamiga Ergooyinka Shirweynaha Kulmiye Laga Siiyey. Hargeysa (Heego-News)- Beesha Maxamed Isaaq (Cabaas), ayaa bayaan ay soo saartay ku shaacisay...
19/04/2014, 21:5931
Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland  Oo Laga Mamnuucay Aqalka Madaxtooyadda. “Xildhibaanadan Katirsan Golaha Wakiilada Somaliland ee qoraalka amarka ah loogu wargaliyay Ciidamada...
19/04/2014, 21:4239
Wasiirka Amniga Puntland Oo Booqday Deegaanka Tukaraq Sheegayna Weerar Somaliland Ay Ku Soo Qaadayaan. Hargaysa(Heego-News)-Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Amniga dowladda Puntland Xasan Cismaan Aloore...
19/04/2014, 17:52216
Waa Maxay Tilmaamaha Wanaagsan Ee Ninku Gabadha Ku Jeclaado. Sida caadiga ah dadku waa ay ku kala duwan yihiin dabeecadaha iyo hab-dhaqanka, sidoo kale waxa aanay iskaga mid noqon karin dookha iyo...
22/04/2014, 15:4044
Cajiib:Nin Gabadhiisii Habeeenkii Arooskiisa La Guursaday. Caruuskii ayaa ka habsaamay in uu yimaado xafladii Guri gaynynta , durbaba mid ka mida martida ayaa si lama filaana waxaa uu balan...
21/04/2014, 13:0536
Ku Cibro Qaado Qisadan. Waxaa jiri jiray laba nin oo ahaa walaalo aad isu jecel ah, labadan nin oo mid kastaa gaarkiisa u lahaa geel aad u badan ayaa caado u lahaa in ay labadooda reer wada dejiyaan...
20/04/2014, 11:578
Faa’iidooyinka Caafimaad Ee Shaaha Madow (Bigayska) Marka Aan Sonkor Badan Lagu Darin. Khubarada cuntada ee dalka Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday in Shaaha Madow uu leeyahay faa’iido caafimaad oo jidhka...
18/04/2014, 15:1659
Faaiidooyinka Caafimaad Ee Ku Jira Qofku Inuu Dhinac u Seexdo. Ohio - Aqoonyahanno ka tirsan jaamacadda Cleveland oo ku taalla gobolka Ohio ee dalka Maraykanka ayaa baadhitaan cilmi oo ay dhowaan...
18/04/2014, 14:1543
La Yaab Mo Faraha Rasmiga Ah Oo Lasoo Saari Waayay Iyo Gabadhiisa Oo Garan Wayday Kadib Bandhig Lagu Qabtay Buckingham Palace Oo Lagu Soo Bandhigay Saddex Mo Farah Waxaa laga yaabaa in aadan rumaysan ama...
16/04/2014, 10:2656
Dumarka Soomaaliyeed Iyo Dhowr Qodob Oo Dhibaato Weyn Ah Oo Ku Qabaan Qurbaha..!!! Waxaa jiro dhibaatooyin faro badan oo soo wajahay dumarkii soomaaliyeed kadib markii aay kazoo hayaameen dalkii hooyo oo...
16/04/2014, 08:2334
Sheeko Dhexmartay Hooyo Iyo Wiilkeedi Hooyo: wiilkaygiiyow maxaad samayn lahayd hadii subixii markaad hurdada kasoo kacdid aad aragto anoo indho beelay oo waxna anaan arkin, ? Wiilka: Hooyo isbitaal...
16/04/2014, 07:3833
Ragga Soomaalida ah Iyo Dhibaatooyinka Cajiibka Ah Aay Kala Kulmeen Qurbaha..! Halkan ka akhriso 16 walxaato oo aay ragga soomaaliyeed ka dhaxeyleyn qurbaha tan iyo markii dadka laga soo...
15/04/2014, 07:1737
Samee Qodobadan Markay Nolosha Kugu Adkaato! Bani aadan baad tahay, markastaana waxaad la kulmi doonta xaalado adag ee ku niyad jabin doona. Dadka qaarna si fudud ayey uga talaabsadaan caqabadaha...
14/04/2014, 21:0370
Daawashada Filimada Jacaylka Ahi Waxa Ay Daciifisaa Xidhiidhka Lammaanaha Is Qaba. Edinburgh :- Cilmi baadhis ay samaysay mid ka mid ah jaamacadaha magaalad Edinburgh ee caasimadda Schotland ayaa...
14/04/2014, 10:0850
Madax xanuunka aadka u daran waxaa keena bararka marinnada dhiigga ee maskaxda ku jira. Dhanjafku wuxuu keenaa xanuun daran, isbeddel aragga ku yimaada iyo matagid. Xanuunku waxaa laga yaabaa in uu ka...
14/04/2014, 06:5641
Qalinka Deeq Shugri.. Siyaabaha loo kala qaado,  aan loo kala qaadi Karin, la  iskagana ilaalinkaro. Saynisyahano badan ayaa u tiriya in fayraskan ama xanuun sidaha HIV asal ahaankasoo jeedo...
13/04/2014, 11:5044
Qiso caajiib leh Tuugii Usoo Dhacay Gabadhii ALLE Ka Cabsiga Badneyd. gabadha la yiraahdo RAABICA BINTA ISMACIL(RABICATUL CADAWIYAH), waxey aheyd gabadh tabiciyad ah aadna u cibaado badan ilahay haka...
13/04/2014, 09:5477
Cajiib:  Nin Shinidda Dhaqda Oo Jidhkiisa Dulsaaray Shini Culayskeedu Gaadhaayo 460.000.+SAWIRO Nin ganacsade ah oo u dhashay dalka Shiinaha oo qeyb ahaan qaawan ayaa waxaa dushiisa  saaran...
12/04/2014, 13:4677
CUDURRADDA Ay Dumarku Ragga Kaga Badan Yihin Iyo Sababta Wadne Xanuunka Gabadha Aan Hore Loogu Garan. Hargeysa (Heego-News)- Lix xanuun oo ay ka mid yihiin Dhan-jafka iyo lafa-burburka ayaa ay...
12/04/2014, 11:5750
Daawo Sawirada Mataano isku dhagan oo qof kaliya isku ah iyo Mucjisooyin u gaarka ah Mataanayaashan Mataanno isku dhegan oo u dhashay dalka Hindiya oo la kala yidhaa Shivanath iyo Shivram Sahu, ayaa...
12/04/2014, 09:57144
Maxaad kala Socotaa Xidhiidhka ka Dhexeeya Ummadaha Soomaalida iyo Tutsiga Kigali - Dalka Rwanda, waxaa caadi iska ah in Soomaalida iyo Tutsiga oo muuqaal ahaan isu dhaban eg ay isku khaldamaan. Haddii...
12/04/2014, 09:1036
Lacag Uu Sandquuq Xidhan Ku Ururinayey Intii Noloshiisa Oo Dhan Ayaa Ay Qudhaanjo Ka Cuntay. Ganacsade u dhashay gobolka Bihar ee dalka Hindiya ayaa waayey gebi ahaanba lacagtii uu keydinayey intii uu...
10/04/2014, 12:4261
Naxdin Ayuu La Miyir Beelay Markii Nin Uu U Haystay Mayd Oo Uu Sawirayey Ku Kacay. Belgrade. Wargeyska Bilitch oo ka soo baxda magaalada Belgrade ee xarunta dalka Serbia ayaa ka warrantay in nin...
10/04/2014, 12:3482
Dagaalka Jacaylka: Dagaal Dhaqameed La Isu Adeegsado Barkimooyin Oo Ka Dhaca Hong Kong. Boqollaal dad ah oo reer Hong Kong ah ayaa isugu soo baxay fagaare aad u weyn si ay isaga hor yimaaddaan dagaal...
10/04/2014, 12:3048
Sideed Dadka Kale Fikradaada Uga Dhaadhicin Karta Una Noqon Kartaa Qof Awood U Leh Inuu Dadka Qanciyo? Inbadan oo inaga mid ah ayaa waxay maskaxdooda ku hayaan fikrado qiimo badan, balse waxay ku...
09/04/2014, 16:0258
TOONTA IYO FAAIDADEEDA salaamu caleykum shaqalaha shebakada iyo umada reer somaliland waxaa aan doonayaa inaan sharaxo faaidad ay leedahay toontu  taas oo aynu wada naqaano xanuunada ay dawayaso...
09/04/2014, 15:2168
Maxaad Ka Taqaan Madaxweynaha Dunidda Uugu Qanisan? Brunei- Madaxweynaha ugu dhaqaalaha buuran madaxda kala duwan ee dunida maanta hoggaamisa ayaa lagu sheegay in uu yahay Suldaanka boqortooyada Brunei...
08/04/2014, 09:4681
Nin Darbi Jiif Ah Oo Helay $37,000 Markii Uu Jabay Mashiinada Lacagta Lagala Baxo. Nin darbi jiif ah ayaa gacanta ku dhigey $37,000 doolar oo cash ah markii uu jabay mashiinada lacagta lagala baxo ee...
07/04/2014, 15:4669
Iska jir Beenta Sixiroolaha: Nin $1 Milyan Siiyey Sixiroole U Sheegay In Beertiisu Dahab Dhali Doonto Masuuliyiinta amniga ee dalka Urdun ayaa gacanta ku dhigay koox ka kooban saddex ruux oo lagu...
06/04/2014, 19:3971
Halista inaad madaxa wax iska saartid markaad seexanaysid! Waxa jira caado halis badan oo ay leeyihiin dadka qaar balse aanay garanayn dhibaatada ay u keeni karto caadadan halista ahi, waana inay...
04/04/2014, 21:4259
Ninka dhamayska tiran ee ay gabadh kastaaba ku raad jirtaa waa kuma?!! waa kuma ninka ay gabadh kastaaba raadkiisa hayso? waxaanay laba dumari isku dhaafayni waa in ninka dhamayska tirani uu leeyahay...
04/04/2014, 21:3380
Caruus La Xidhey Kadib Markii Uu Sun Ku Daray Sharaabka Arooskiisa. Caruus iyo nin kale ayaa la xidhey kadib markii ay sun ku dareen sharaabkii loogu tala galay arooskiisa,sida ay sheegeen bileyska...
04/04/2014, 21:2258
Macalin Ku Nool Dalka Ingiriiska Oo Ardayad Soomaaliyeed Ugu Deeqay Mid Ka Mid ah Kelyihiisa. London(Heego-News)-Macalin wax ka dhiga mid ka mida dugsiyada Magaalada London ayaa dhawaan ugu deeqay mid ka...
03/04/2014, 15:2898

NAGU SOO BIIR

Featured

soran iyo jawaan

Wareysi Gudoomiye Cirro